Ka Maamul Maqaayadda & Hoteelkaaga Hal Meel! https://app.sahanict.net/
La soco dalabyada, miisaska, qolalka, iyo dakhliga shirkadda iyo laamaha — dhammaan hal system oo casri ah.
Sahan ICT Hotel and Restaurant – POS
Wuxuu sahlayaa shaqada maqaayadda iyo hoteelkaaga, wuxuu kordhiyaa hufnaanta, isla markaana wuxuu kaa caawiyaa inaad gaarto go’aanno waxtar leh.
Faa’iidooyinka:
Ka warqabka dakhliga iyo faa’iidada
Maamulka miisaska iyo qolalka
Xogta martida, sida waqtiga ay joogayaan
Helidda warbixin lagu kalsoonaan karo
Warbixinta dalabyada ugu iibka badan
Sahan ICT Hotel and Restaurant – POS wuxuu ganacsigaaga ka dhigaa mid hufan, casri ah, oo si fudud loo maamuli karo!
Nala Soo Xiriir: 61 9345532 / 618111210
Dalbo: https://app.sahanict.net/